Si aad u bilawdo barnaamijka, fadlan lacagta ($9.99) ku soo dir mid ka mid ah nambarada hoose, ka dibna noo soo dir screenshot-ka WhatsApp.
Dooro mid ka mid ah hababka lacag-bixinta.
U dir lacagta ($9.99) iyadoo la isticmaalayo USSD code-ka.
Soo qaado screenshot-ka, kuna soo dir WhatsApp si aan dejinta loo dhammeeyo.
Lacag celin 7 maalmood ah haddii aanu kugu habboon ahayn.